(Sawirro) RW Khayre oo booqday Injineeradii Turkiga ee ku dhaawacmay qaraxii Afgooye

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre ayaa booqday Isbitaalka Erdoğan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii lala eegtay Injineerrada Turkida ah iyo ciidamada amniga ee ku howlanaa dhismaha waddada Muqdisho & Afgooye. Maamulka Isbitaalka ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay Xaaladda Dhaawacyada oo qaarkood ka soo reynayey, kuwo kalena ay weli la tacaalayaan dhaqaatiirta isbitaalka. Khayre ayaa … Continue reading (Sawirro) RW Khayre oo booqday Injineeradii Turkiga ee ku dhaawacmay qaraxii Afgooye